Ciidanka PSF oo ka hadlay Wararka sheegaya in ay ka baxeen Aaga Galgala

Ciidanka gaarka ah ee maamulka Puntland ee loo yaqaan PSF ayaa beeniyay warar soo baxayay oo sheegaya in ay ka baxeen fariisimo ciidankaasi ku lahaayeen buuraha Galgala ee gobolka Bari. Qoraal kasoo baxay qeybta Warfaafinta ee ciidanka PSF ayaa lagu beeniyay in ay ka baxeen aaga Buuraha Galgala, waxa ayna sheegeen in ciidanka ay wali … Continue reading Ciidanka PSF oo ka hadlay Wararka sheegaya in ay ka baxeen Aaga Galgala